Baro Sida Loo Sameeyo Payoneer Account & Lacag U Qaadasho (Step-by-Step 2026)β
About Course
Ma rabtaa inaad si fudud lacag online ah u qaadato? π³π°
Course-kan wuxuu ku barayaa sida aad u sameysan karto Payoneer account si sax ah oo aad ugu isticmaali karto inaad lacag ka hesho platforms sida freelancing, affiliate marketing, iyo ganacsi online.
Waxaad baran doontaa:
β
Sida loo furo Payoneer account (step-by-step)
β
Sida loo verify gareeyo account-kaaga
β
Sida loo xiro bank account ama mobile money
β
Sida lacag looga qaato Payoneer
β
Sida looga fogaado errors iyo blocks
β
Tips muhiim ah oo badbaado leh (secure account)
π― Course-kan waxaa loogu talagalay:
- Freelancers (Fiverr, Upwork, iwm)
- Dadka raba inay lacag online qaataan
- Beginners aan wali lahayn account
- Qof walba oo doonaya payment method caalami ah
π₯ Maxaa ka dhigaya course-kan mid gaar ah?
- Somali language (fudud oo la fahmi karo)
- Practical guide (screen recording + real steps)
- Updated 2026 methods
- Beginner-friendly
π Haddii aad rabto inaad bilowdo inaad lacag ka hesho onlineβPayoneer waa muhiim!
π Ku biir hadda oo sameyso account-kaaga si sax ah!
Course Content
sameyso payooner
-
bilow dhamaad
00:00 -
Fahanka Payooner
00:00 -
exsam